| |||||||||||||||||||
Family Homepage Introduction | |||||||||||||||||||
� Hi Folks,� I am glad you to visit Badelow's Homepage. We are Badel and his family I am a 1998 graduate of DeVry Institute of Technology in Columbus, We enjoy doing crazy and fun activities with our children as well One of my favorite things to do, besides eat and play keyboard, is Asli and I love our childern. They are so beautiful, We can't wait Thank you again for visiting our family homepage. Please email to | |||||||||||||||||||
LIBAX: | |||||||||||||||||||
Libaaxu waxuu kamid yahay xayawaanka ugu caan san Africa gaar a haan Somalia. Libaxu waa xayawaan hilibka cuna, waxaa kaloo uu cunaa caws-ka. Libaaxa dadka yaqaana waxay ku tilmamaan xayawaan aad u aqli badan oo inta badan ku qarsoon meelaha kaymaha leh. Waxaa lasheegay in Somalia uu ka sii dhamaanayo sabab too ah qoriga lagu dilo (AK-47)oo aad ugu badan Somalia, qorigaas oo ah midka lagu gumaado dadka Somaaliyeed. Waxaan rajo wayn kaqabaa inay Aqoon yahanka Somaaliyeed inta isu yimaad la'cidhibtiro dhamaan hubka ku filiqsan Somalia. Kadibna ay dad iyo maalba badbaadan oo aynu beeraha falano. Abwaan Somaaliyeed baa yidhi: "Aynu beer falanoo barbaareey aan ku baahibaxnee." | |||||||||||||||||||
CULTURE: | |||||||||||||||||||
Somaalidu waxay ku mahmahdaa: * Geel meel uu joogaba annaa leh!!! Ila qosol: Aga iyo Af-jaaq Isma' Dhaafno Caano iyo Nabad Dhaqanka Beesha Reer ku waa nabad Xoolihii aaway Xeradu waa buuxdaa Masayda Kenya waxay iyana ku mahmahaan: * Lo' waa mid aan leenahay iyo mid naloo hayo!!! | |||||||||||||||||||
|
This page has been visited times. |